Topic
Warkasta is tracking dhaawacantay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches security and shabaab, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka ku booqday askarta ku dhaawacantay howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Taliyaha ayaa askarta dhaawacantay mid mid u wareystay xaaladdooda caafimaad, isagoo u muujiyey garab istaag iyo dhiirrigelin. Sidoo kale, waxa uu warbixin ka dhegeystay saraakiisha caaf