Topic
Warkasta is tracking dhal across 1 report from 1 source. Recent coverage touches miro and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jabuuti (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay dhiggiisa dalkaasi, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee Soomaliya i