Topic
Warkasta is tracking dhalinyaradii across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diyaarinayo and tahriibka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho: Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho kulan isugu keentay ku dhowaad 100 dhallinyaro ah oo dowladda Soomaaliya ay dib uga soo celisay dalal ay ka mid tahay Liibiya, kuwaas oo la kulmay dhibaatooyinka iyo khataraha tahriibka. Kulankan ayaa qeyb ka ah qorshe xal waara loogu raadinayo joojinta tahriibka, iyadoo diiradda…