Topic
dhalinyaro
Warkasta is tracking dhalinyaro across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches siidaysay, muqdisho, and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on dhalinyaro
Latest reporting

Dhalinyaro loo haysto kiis xasaasi ah oo lagu xiray Muqdisho + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Qaybta Guud ee Booliska oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dhalinyaro Jimcihii lagu xir-xiray gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhigayay dibadbax cabasho ah. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dhalinyarada lasoo xiray ay ku lug lahaayeen falal abaabulan oo rabshado iyo saxmad looga sameeyay baro hubin oo ay ciidamada amnigu […] The p

Puntland oo siidaysay dhalinyaro lagu qabtay hawlgallo ka dhacay Boosaaso.
Dowladda Puntland ayaa xabsiga dhexe ee gobolka Nugaal-Garoowe ka siidaysay dhalinyaro bilowgii bishaan lagu soo qaqabtay…
Puntland oo siidaysay dhalinyaro dhawaan la xirxiray
Puntland ayaa siidaysay boqolaal dhalinyaro ah oo la xirxiray 2-dii bishan Maajo, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay rabshado ka… Sii akhri