Topic
Warkasta is tracking muqdisho across 21 reports from 5 sources. Recent coverage touches nisa, soomaaliya, and aadan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidamada Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur, oo loo yaqaan Cabdisamad, kaas oo lagu eedeeyay inuu bamb-gacmeed ku weeraray bar-koontarool oo ay ciidamada amnigu ku sugnaayeen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Sida ay NISA sheegtay, weerarka ayaa dhacay shalayโฆ
Dowladda Saldanadda Cumaan ayaa dib u furtay safaaraddeeda magaalada Muqdisho 36 sano kadib, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli labada dal ay kordhinayaan xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada gaadiidka, isgaarsiinta iyo ganacsiga, iyadoo bishii Sebtembar ay bil
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo lasoo wariyay in wiil dhalinyaro ah uu si arxan darro ah ugu dilay hooyadiis. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabelle Tv ayaa sheegay in wiilka dilkaโฆ
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo aadeysa xilli ay socdaan dadaallo ay beesha caalamka ku bixinayso sidii dhinacyada siyaasadda Soomaaliya la isugu keeni lahaa, loona gaari lahaa heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka ooโฆ
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay martigelisay dib-u-eegista muddada dhexe ee kalfadhigii labaad ee Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka ah Soomaaliya iyo Uganda (JPC), iyadoo sidoo kale la qabanayo Madasha Ganacsiga iyo Maalgashiga iyo Bandhigga Wadajirka ah ee labada dal. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisa
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Uganda, Danjire Fardowso Maxamed Khanyare, ayaa soo dhaweysay wafdi ka socda dowladda iyo ganacsatada Uganda, kuwaas oo ka qaybgalaya shirka Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Uganda (JPC), oo 21โ22-ka Oktoobar ka dhacaya magaalada Muqdisho. Shirka ayaa labada dal fursad u siinaya inay dibโฆ
Wafdi ballaaran oo ka socda dalka Uganda, kana kooban agaasimayaal, saraakiil iyo ganacsato ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Danjiraha Uganda u fadhiya Soomaaliya, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare iyo diblumaasiyiin ka tirsan safaaradda Uganda ee Muqdisho ayaa garoonka ku qaabilay wafdiga oo dalka u yimidโฆ
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka cusub ee Hayโadda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Horumarinta (UNDP) ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqayneed ee u dhexeeya Dowladda Koonfur Galbeed iyo Hayโadda UNDP, dardargelinta barnaamijyadaโฆ
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in xarunta TURKSOM ee Muqdisho ay tahay saldhig ciidan oo ay Turkigu leeyihiin, isaga oo ku tilmaamay sheegashadaas โdacaayad aan sal lahaynโ. Madaxweynaha oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa sheegay in TURKSOM ay tahay xarun loogu talagalay tababarka ciidamada Soomaaliya, isla markaana aanu jirinโฆ
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo yimid magaalada Muqdisho ayaa ka bilaabay, dhaq-dhaqaaqyo culus oo la xiriira xaaladda adag ee ka taagan maamulkaasi. Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed (Jaamac) oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed, waxayna ka wada-h
MUQDISHO, Soomaaliya โ Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya, Charles King, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray taageerada dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda, xasilloonida, dowlad-dhiska iyo horumarinta adeegyada bulsh
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa si rasmi ah u furay Meertada 3-aad ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya (SDRC 2026). Shirweynaha ayaa sanadkan diiradda lagu saaraya sidii looga gudbi lahaa aafooyinka soo noqnoqda, loona dhisi lahaa adkeysi waara oo dalka u horseeda mustaqbal wanaagsanโฆ
Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii ciidamo amni la geeyey qaybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddooyinka ku dhow guryaha ay deggan yihiin qaar ka mid ah madaxda hore ee dalka.
Raโiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul kaga hadlay xiisadda ka taagan magaalada Muqdisho ee ka dhalatay dhaq-dhaqaaqyada u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan Sheekh Shariif. Xasan Cali Khayre ayaa ka digay tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaaday dowladda, wuxuuna daan-daansi ku tilmaamay ciidamada laโฆ
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan nawaaxiga guriga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. War Saxaafadeed ka soo baxay Hayโadda NISA ayaa lagu sheegay in ay cambaareyneyso weerar lagula kacay ciidamado ka howlgalayay degmada Wadajir. โHayโadda Sirdoonka iyoโฆ
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) iyo Dalladda Carabta ee Hayโadaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka (ANNHRI) ayaa magaalada Muqdisho si wadajir ah uga furay aqoon-is-weydaarsi soconaya muddo saddex maalmood ah. Aqoon-is-weydaarsiga ayaa lagu falanqeynayaa Mabaadiโda Caalamiga ah ee Paris, xeerarka iyo mabaadiโda xuquuqul ins
Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub, oo looga hadlayo xoojinta xiriirka ganacsi iyo maalgashi ee Soomaaliya iyo dalalka Midowga Yurub.
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa caawa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalinta berri ah la xirayo waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Taliska ayaa sheegay in wararkaasi aysan waxba ka jirin, isagoo meesha ka saaray jiritaanka qorshe hakad lagu gelinayo isu socodka magaalada, wuxuuna bulshada caasimadda uga digayโฆ
Muqdisho, Axad, 04 Octoobar 2026: โ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay Degmada Hodan ee Gobolkaโฆ
MUQDISHO (Goobjoog News)Siddeed badmaax oo Masaari ah oo muddo ku dhow shan bilood lagu haystay markabka M/T Eureka ayaa Muqdisho soo gaaray, kaddib markii laga sii daayey kooxihii afduubka kuโฆ
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mohamed Alim. Kulankaโฆ