Topic
Warkasta is tracking dhinacyo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hoggaamiyeyaal and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
New York – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo dhinacyo ah kula yeeshay madax iyo hoggaamiyeyaal caalami ah oo ka qeybgalaya Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa kulamo la yeeshay Madaxweynaha Serbia, Mudane Aleksandar Vučić, Madaxweynaha Senegal, Mudane Bassirou Dioma