Topic
dhintay
3 stories
Dad ku dhintay shil gaari oo ka dhacay meel u dhow Garoowe
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhintay, tiro ka badan tobanna waa ku dhaawacantay shil gaari oo galabta ka dhacay… Sii akhri
SOAsalPuntland Post1 daqiiqo akhris

Afar qof oo ku dhintay mudaaharaadyo ka dhacay Kenya kadib kororka qiimaha shidaalka
Nairobi, Kenya — Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, halka tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen mudaaharaadyo xooggan oo Isniintii gilgilay dalka Kenya, kuwaas oo ka dhashay sare u kac weyn oo ku yimid qiimaha shidaalka. Dibad-baxyada ayaa hakad geliyay isu socodkii caadiga ahaa ee magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale, iyadoo bannaanbaxayaashu ay xireen […]
SOAsalShabelle Media2 daqiiqo akhris

Saraakiil ku dhintay dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo.
Saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku geeriyoodey dagaal u dhexeeya ciidamo taabacsan Lafta-gareen iyo…
SOAsalHorseed Media1 daqiiqo akhris