Topic
Warkasta is tracking dhismayaasha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cusub and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha Agaasimaha Guud, Sakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo qayb ka ah qorshaha dib-u-habaynta iyo casriyeynta Madaxtooyada Qaranka. Dhismaayasha uu xarigga ka jaray Agaasimaha waxaa ka mid ah astaanta Madaxtooyada iyo dhismeyaal kale oo muhiim u ah bili