Topic
Warkasta is tracking dhowaaqday across 1 report from 1 source. Recent coverage touches itoobiya and warqad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay in ciidamada Eritrea ay duullaan ballaaran ku soo qaadeen waqooyiga dalkeeda, isla markaana aysan haysan wax ikhtiyaar ah oo aan ka ahayn inay is-difaacdo, xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha militari ee u dhexeeya labada dal. Eedeyntan ayaa ku jirtay warqad uu Wasiirka…