Topic
Warkasta is tracking diidanaa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dheer and muddo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise sharciyeedka dambiyada kufsiga iyo anshax xumada, kaas oo ay golaha horgeysay wasaaradda qoyska iyo horumarinta xuquuqul Insaanka. Sharcigan oo muddo dheer la diidanaa ayaa ugu dambeyn waxaa ogolaaday 132 xildhibaan, waxaa diiday saddex mudane, halka ay ka aamuseen 5 kale,…