Topic
Warkasta is tracking diidday across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maxkamad and soomaali, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Maxkamad ku taalla magaalada Mainz ee dalka Jarmalka ayaa diidday codsi degdeg ah oo ay haweeney Soomaali ah oo 38 jir ah ku doonaysay in lagu hakiyo go’aanka loogu masaafurinayo dalkeeda hooyo, kaddib markii lagala noqday aqoonsigii qaxootinimo ee ay haysatay, isla markaana uu dhacay sharcigii degenaanshaheeda. Haweeneydan ayaa hore muran…