Topic
Warkasta is tracking soomaali across 10 reports from 6 sources. Recent coverage touches mareykanka, adduunka, and bangiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

WASHINTON – Adan Abdullah, oo 31 jir ah, Soomaali ah kuna noolaa gobolka Minnesota, ayaa loo qaaday xabsiga milatari ee Mareykanka ee Guantanamo Bay, ee ku yaalla dalka Cuba, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Adan ayaa sheegay in saraakiil federaal ah ay qabteen bishii December, xilli maamulka Madaxweyne Donald Trump uu bilaabay howlgalka tarxiilka dadka […]

Minneapolis (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa nin Soomaali ah oo magangelyo doon ah u wareejisay xabsiga Guantánamo Bay ee Cuba, kadib markii ay hay’adda socdaalka ICE ku xirtay gobolka Minnesota, iyadoo ninkaasi aanu lahayn wax dambi ah oo hore loogu helay. Adam Abdullah, oo 31 jir ah, ayaa muddo ku dhow laba toddobaad lagu […] The post Mareykanka oo nin Soomaali ah geeyey xabsi