Topic
Warkasta is tracking directors across 1 report from 1 source. Recent coverage touches parliament and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Golaha hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sabtidii baabi'iyay tilmaantii uu soo saaray Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha oo ku waajibinayay wasaaradaha federaalka iyo hay'adaha dowladda inay isticmaalaan hab tartan furan si ay u magacaabaan agaasimayaasha waaxyaha.