Topic
Warkasta is tracking diyaarinayso across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and tahay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) iyo wakiillo ka socday dowladda Norway. Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u-diyaargarowga xaaladaha El Niño iyo ka hortagga saameynta musiibooyinka. Kul