Topic
Warkasta is tracking doha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ali and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Mudane Ali Maxamed Omar, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka dhacday Shirweynaha 9aad ee Maalgashiga Adduunka (WIF 2026) ee Doha, oo ku saabsan doorka qaybta gaarka ah ee maalgelinta horumarinta dalalka soo koraya. Wasiirka Dowladu wuxuu soo bandhigay…