Topic
Warkasta is tracking doono across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maaliyadda and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankiisii 11-aad ee Kalfadhiga 8-aad, kaas oo ajandihiisu ahaa akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bangiga Dhexe, Lr. 130/2012, iyo akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Maareynta Deegaanka. Kulanka waxaa shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi,