Topic
Warkasta is tracking fuliyeen across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hawlgal and laftagareen, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo – Xafiiska madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay hawlgal ka fuliyeen magaalada Baydhabo, kaas oo uu ku tilmaamay mid lagu sugayay amniga, laguna soo celinayay xasilloonida iyo kala-dambeynta magaalada. War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Laftagareen ayaa lagu sheegay in hawlgalka