Topic
Warkasta is tracking laftagareen across 11 reports from 7 sources. Recent coverage touches politics, ciidamada, and cunaqabatayn, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Isniintii ku baaqay in ciidamadii federalka laga soo saaro gobollada Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose, wuxuuna ku booriyay Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud inuu is casilo.
Isbeddel weyn oo ku yimid dagaalka loogu jiro xukunka Gobolka Koonfur-galbeed, ciidamada la safan Madaxweynaha hore ee Koonfur-galbeed Cabdiaziz Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa la sheegay inay qabsadeen afar degmo oo ka mid ah shanta degmo ee gobolka Bay, iyadoo ilo deegaanka ay tilmaamayaan in la kala baxayo iyo in la wareejinayo, taasoo badankood dhacday iyada oo aan wax dagaal ah la gelin....
Ciidamada u xilsaaran madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdiaziz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qabsaday dhowr degmo iyo meelaha istiraatiijiga ah iyadoo dagaalka ay la galayaan ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka uu ka sii faafayo Baidoa.
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay, xilli… Sii akhri
Koonfurgalbeed: Xoogagga Laftagareen ayaa la wareegey magaalada muhiimka ah Burhakaba, iyada oo noqoneysa magaaladii labaad ka dib Qansaxdheer oo ay todobaadkan galeen. Maamulka Aadan Madoobe ayaa sheegey in kooxda AS ay la socoto, garabka garabka Laftagareen ayaa se iyagu diidey eeddaasi. DFS ayaa iyadu xoojisey ammaanka caasimadda maamulka ee Baydhabo,…
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo saaka weerar ku qaaday degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadaasi oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed. Dagaal qaraar oo ka dhacay gudaha Buurhakaba ayaa waxaa kadib…
Ciidamada u xilsaaran madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdiaziz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Khamiista sheegay inay gacanta ku dhigeen Buurhakaba kadib dagaal culus oo ay la galeen ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka gobolka Bay.
Wararka ka imanaya magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyaad taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay la wareegeen magaaladaas istiraatiijiga ah.
Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ayaa liiska qaranka ee cunaqabateynta maaliyadeed ku daray madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Shub” iyo siddeed qof oo kale. Go’aanka guddiga ayaa salka ku haya xog, macluumaad iyo caddeymo uu she
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta cunaqabatayn maaliyadeed kusoo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale oo kamid ah saaxibadiisa ku kala sugan duleedka Baydhaba iyo magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Kooxdan ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ku…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub)… Sii akhri