Topic
Warkasta is tracking future across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, electoral, and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Waxaan si xoog leh u cambaareynaa go'aanka hal dhinac ah ee ay ku dhawaaqday guddiga doorashada hal dhinac ah ee uu aasaasay Xasan Sheekh Maxamuud, oo muddo xileedkiisu horey u dhammaaday. Habka doorashada hal dhinac ah ee uu qaatey madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, oo muddo xileedkiisu dhammaaday bishii May ee sanadkan, wuxuu khatar weyn ku yahay madax-bannaanida iyo mustaqbalka Soomaaliya. Waxay khatar gelinaysaa…

Puntland, Jubaland iyo Xisbiga Badbaado ayaa sheegay in ay aqoonsan yihiin Farmaajo sidii qof mucaarad ah oo la jaanqaadaya mowqifkooda.