Topic
Warkasta is tracking garcia across 1 report from 1 source. Recent coverage touches miro and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mudane Frank Garcia. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Mareykanka, iyadoo labada dhinac ay