Topic
Warkasta is tracking gelinta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhaqan and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa xalay ansixiyey qaraar cusub oo lagu dardargelinayo dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo dhigaya in hay’adaha dowladda ay waafajiyaan shaqadooda qodobbada dastuuriga ah, isla markaana la diyaariyo xeer qeexaya tirada wasaaradaha iyo waajibaadkooda. Go’aankan ayaa lagu gaaray shir aan caadi ahayn oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare X