Topic
Warkasta is tracking group across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches crisis, economy, and itoobiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee Crisis Group ayaa sheegtay in howlgallada militari ee ka socda waqooyiga Itoobiya ay u muuqdaan isku daygii ugu horreeyay ee isbahaysi cusub oo mucaarad ah…

PUNTLAND— Koox qabiil oo ka socota gobolka Basra ee koonfurta Ciraaq ayaa sheegtay inay si guul leh u soo ceshatay markab shidaal ah oo la sheegay in burcad Soomaaliyeed ay afduubteen gudaha Gacanka Cadmeed. Sida ay sheegayaan xubnaha kooxda, ku dhawaad 40 qof ayaa u safaray Gacanka Cadmeed ka dib markii ay maqleen in markab shidaal oo uu leeyahay ganacsade Ciraaqi ah...