Topic
Warkasta is tracking gudbiyay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches qaramada and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa warqad rasmi ah oo loo diray Qaramada Midoobay iyo dhinacyada caalamiga ah ku gudbiyay eedeymo uu sheegay inay la xiriiraan weerarro militari iyo tacaddiyo ka dhacay deegaano ka tirsan Koonfur Galbeed. Warqadda oo ku taariikheysan 26-ka Sebteembar 2026, ayaa loo diray Mareykanka, dhammaan…