Topic
Warkasta is tracking halis across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hay and liiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan oo manta hortegay xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baaramaanka Federaalka ayaa sheegay in hay’adaha amniga, gaar ahaan Nabadsugidda iyo Booliiska uu u gudbiyay liiska dawooyin halis ah oo si khaldan loogu adeegsado maandooriyaha. Dr Cali Xaaji Aadan ayaa shaaca ka qaaday in muhiimadda ay…