Topic
Warkasta is tracking hantidhowrka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hay and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Xarunta Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ku saxiixay warbixinnada Hantidhowrka ee baarista hay’adaha iyo mashaariicda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) oo ay JFS xubin ka tahay. Warbixinnada waxaa Hantidhowraha Guud soo gaarsiiyay Mudane Simion Lenkaa Lolgisoi, Madaxa…