Topic
Warkasta is tracking haysataa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches argentina and lacag, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Madaxweyne Javier Milei ayaa ku dhawaaqday qorshe dadka ajaanibta ah loogu oggolaanayo inay helaan dhalashada Argentina haddii ay dalkaasi maalgashi ku sameeyaan. Qofka codsanaya wuxuu yeelanayaa laba waddo: inuu $350,000 oo aan dib loogu celin doonin (nonrefundable) ugu shubo khasnadda dowladda, ama inuu $800,000 ku iibsado bond ay dowladdu leedahay. Dowladdu waxay…