Topic
Warkasta is tracking heerka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches madasha and musiibooyinka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kenya. Mombasa – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Soomaaliya ku matalay fadhiga heerka sare ee wasiirrada Madasha 2-aad ee Bariga Afrika ee Tallaabooyinka Ka-hortagga Saameynta Musiibooyinka (EADP2), kaas oo 30-kii Oktoobar 2026 lagu qabtay magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Fadhiga waxaa ka qaybgal