Topic
Warkasta is tracking heshiiyay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ciraaq and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baghdad (Caasimada Online) – Dowladaha Soomaaliya iyo Ciraaq ayaa maanta ku heshiiyay arrim muhiim ah, kadib kulan labada geesood ah oo ay yeesheen wasaaradda arrimaha dibadda labada dal oo is arkay intii lagu guda jiray kulanka 52-aad ee wasiirrada arrimaha dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay)…