Topic
Warkasta is tracking horreysay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddiga and tallaabadii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabaya diiwaangelinta axsaabta siyaasadeed, sida uu hore ugu dhawaaqay. Diiwaangelinta axsaabta siyaasadeed ayaa bilaabanaysa 1-da November, waxayna socon doontaa muddo 22 maalmood ah. Tani waxay noqonaysaa tallaabadii ugu horreysay ee guddigu u qaado diyaar-garowga doorashooyink