Topic
Warkasta is tracking horyaalka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cartan and cumar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa suuragal ah inuu garsooro kulammada Horyaalka Premier League-ga Masar kadib markii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya uu codsi rasmi ah u gudbiyay dhiggiisa dalkaas. Warbaahinta Masar ayaa baahisay in codsiga Soomaaliya la gaarsiiyay mas’uuliyiinta kubadda cagta dalkaas, iyadoo hadda la sugayo go’aa