Topic
Warkasta is tracking cumar across 12 reports from 3 sources. Recent coverage touches ilhaan, baaritaanka, and cabdulle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 25 (Jowhar)- Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa sheegtay inay ka guuri doonto gurigeeda Washington, DC, iyadoo ku sababeysay walaac dhanka amniga ah ka dib markii dhawaan ay weerar ku qaadeen hantida wakiillada federaalka Mareykanka. Wareysi ay siisay MS NOW Arbacadii, Cumar ayaa markii ugu horreysay ka hadashay weerarka, iyadoo…
Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa sheegtay inay ka guuri doonto gurigeeda Washington, DC, kadib markii wakiillo federaal ah ay baaritaan ku sameeyeen todobaadkii hore, taas oo ku abuurtay walaac dhinaca ammaanka ah. Ilhaan ayaa Arbacadii sheegtay in dareenka iyo hadal-heynta ka dhalatay baaritaanka ay ka dhigeen guriga meel aysan hadda ammaan ku…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa si adag u cambaareeyey baaritaanka maamulka Madaxweyne Donald Trump ku hayo xildhibaan Ilhaan Cumar, isaga oo ku tilmaamay adeegsiga awoodda dowladda ee lagula…
Qareennada xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku eedeeyay hay’adaha federaalka Mareykanka inay jebiyeen shuruudo muhiim ah oo maxkamaddu ku xirtay baaritaankii Isniintii lagu sameeyay gurigeeda Washington, iyagoo dalbaday in si degdeg ah loogu soo celiyo dhammaan hantidii iyo dokumentiyadii laga qaaday. Warqad ay Jimcihii u direen Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka, qareenn
17kii Oktoobar 2024, maanta oo kale laba sano ka hor, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday abwaan Sugaal Cabdulle Cumar, oo ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo…
Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu soo warramayaa inuu baaritaan ku hayo xogta socdaalka iyo jinsiyadda xildhibaan Ilhaan Cumar, iyadoo la eegayo suurtagalnimada in maxkamad laga…
Baaritaanka ay dowladda Madaxweyne Donald Trump ku waddo xildhibaanadda asal ahaan Soomaaliga ah ee Ilhaan Cumar ayaa dhaliyey su’aal weyn oo ku saabsan in dowladda Mareykanku ay sharci ahaan kala noqon karto dhalashadeeda, isla markaana dalka ka masaafurin karto. Inkasta oo sharciga Mareykanku oggol yahay in xaalado gaar ah qofka lagala…
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in tallaabooyinka ka dhanka ah ay qayb ka yihiin isku day lagu beegsanayo dadka siyaasadda kaga soo horjeeda madaxweyne Donald Trump, isla markaana loo adeegsanayo hay’adaha sharciga federaalka arrimo siyaasadeed.
Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si kulul uga jawaabtay baaritaan ay ciidamada federaalka Mareykanka ku sameeyeen gurigeeda magaalada Washington DC, iyadoo ku eedeysay Madaxweyne Donald Trump inuu hay’adaha ammaanka dowladda u adeegsanayo cabsi-gelinta iyo bartilmaameedsiga dadka siyaasadda ku mucaaradsan. Ilhaan ayaa qoraal ay Isniintii soo dhigtay barteeda X ku sheegt
Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa suuragal ah inuu garsooro kulammada Horyaalka Premier League-ga Masar kadib markii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya uu codsi rasmi ah u gudbiyay dhiggiisa dalkaas. Warbaahinta Masar ayaa baahisay in codsiga Soomaaliya la gaarsiiyay mas’uuliyiinta kubadda cagta dalkaas, iyadoo hadda la sugayo go’aa
Garsooraha caanka ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, ayaa la sheegay in dowladda Masar uu ka codsaday inuu ka shaqeeyo garsoorka ciyaaraha dalkaas, isla markaana uu dego magaalada Qaahira.
Xildhibaanadda Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa walaac ka muujisay rabshadaha sii kordhaya ee ka socda waqooyiga Itoobiya, gaar ahaan xaaladda amni ee ka taagan gobolka Tigray. Qoraal ay ku baahisay barteeda Twitter-ka, Ilhaan ayay ku sheegtay inay si weyn uga walaacsan tahay colaadda sii xoogeysanaysa, iyadoo soo qaadatay dhacdo ay sheegtay in…