Topic
Warkasta is tracking iata across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches code, kii, and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

– Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa soo bandhigtay warbixin faahfaahsan oo ay u gudbisay Golaha, taasoo ku dhawaaqaysa soo ceshashada nidaamka koodhka IATA ee Soomaaliya ee tigidhada diyaaradaha—xuquuq muhiim ah oo dib loo soo celiyay dalka. Nidaamkan ayaa muhiim u ah awoodda Soomaaliya ee maareynta iyo nidaaminta adeegyada tigidhada duulimaadyada—gaar ahaan arrimaha la xiriira habraacyada tigidhada iyo…

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ayaa dhanka kale, warbixin faahfaahsan usoo jeedisay golaha oo ku shaacisay soo celinta nidaamka code-kii Soomaaliya ee IATA, ee lagu maamulo Tikidhada diyaaradaha, nidaamkan oo ah xuquuq weyn oo usoo laabatay dalka. Nidaamkan ayaa muhiim u ah awoodda Soomaaliya ee maareynta iyo nidaaminta adeegyada tigidhada duulimaadyada,…