Topic
Warkasta is tracking implement across 1 report from 1 source. Recent coverage touches new and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyay go'aan lagu hirgelinayo dastuurka cusub ee dalka iyo in la magacaabo guddi wasiirro ah oo qori doona sharci qeexaya qaab-dhismeedka dowladda, tirada wasiirrada iyo waajibaadkooda. Go'aanka waxaa lagu gaaray kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada ah oo dhacay habeenkii Talaadada, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Hamza Abdi Barre,…