Topic
Warkasta is tracking jabuuti across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches 660, dangote, and doon, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ugu yaraan 139 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa dhintay, halka tobanaan kalena weli la la’yahay ka dib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Jabuuti, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha muhaajiriinta. Doonta ayaa ka soo ambabaxday Jabuuti iyadoo ku sii jeedda Yemen, waxaana saarnaa 305…
ADDIS ABABA (Goobjoog News)— Dagaallada ka socda waqooyiga Itoobiya ayaa ku sii fidaya gobolka Canfarta, iyadoo xoogagga Tigrayga iyo kooxaha Canfarta ee la safan ay u dhaqaaqayaan dhanka waddooyinka isku…
Itoobiya, Jabuuti iyo shirkadda Dangote Group ee uu leeyahay ganacsadaha reer Nigeria Aliko Dangote ayaa qorsheynaya in ay si wadajir ah u dhisaan dhuun shidaal oo qiimaheedu gaarayo 660 milyan oo doollar, taas oo isku xiri doonta labada dal, iyadoo mashruucan lagu doonayo in lagu xoojiyo sahayda shidaalka, lana yareeyo kharashaadka iyo dib-u-dhacyada ka dhasha gaadiidka shidaalka ee mara marinka

Jabuuti iyo Faransiiska ayaa isku raacay inay diyaariyaan heshiis iskaashi oo dhinaca shaqada ah, kaas oo lagu xoojinayo wadaagga khibradaha ku saabsan shaqo-abuurka, tababarrada, hawlgabka iyo badbaadada bulshada, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Jabuuti ee ADI. Wasiirka Shaqada Jabuuti Yoonis Cali Geedi iyo dhiggiisa Faransiiska Jean-Pierre Farandou ayaa arrintan kaga…

Dowladda Jabuuti ayaa gargaar u qaybisay in ka badan 700 oo qoys oo qaxooti Yemeniyiin ah oo ku nool gobolka Obock, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Jabuuti ee ADI. Gargaarka waxaa qaybiyay Midowga Haweenka Qaranka Jabuuti ee UNFD, waxaana ka faa’iidaystay 2,799 qof oo ay ku jiraan carruur, haween iyo…

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti. Duqa Muqdisho ayaa Madaxweyne Geelle gaarsiiyay salaan uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sidoo kale uga warbixiyay horumarrada ka socda Muqdisho. Madaxweyne Geelle ayaa…