Topic
Warkasta is tracking qaabilay across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches aqalka, carabta, and fadhiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii horumarin…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay safiirrada dalalka Carabta ee deggan Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga labada dhinac iyo horumarinta…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed Caliim. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Aljeeriya, gaar ahaan dhinacyada warfaafinta,
11-ka Oktoobar 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirka dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya, Charles King. Kulanka dhexmaray…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim. Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Aljeeriya. Guddoomiyaha iyo Danjiraha a