Topic
Warkasta is tracking jeediyey across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
New York (Caasimada Online) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in isbeddel weyn lagu sameeyo qaabka ay Qaramada Midoobay uga shaqeyso Soomaaliya, isaga oo sheegay in qeyb badan oo ka mid ah taageerada caalamiga ah ay weli marto hannaan ka baxsan nidaamyada dowladda. Madaxweynaha oo Khamiistii ka hadlayay Golaha Guud ee Qaramada…