Topic
Warkasta is tracking jiheeyay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sheekh and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Addis Ababa – Wakaaladda Wararka Itoobiya (ENA) ayaa daabacday maqaal si adag u dhaliilaya siyaasadda arrimaha dibadda ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ku eedeysay inuu Soomaaliya u jiheeyay dhinac siyaasadeed oo ay Itoobiya u aragto inuu ka hor imaanayo danaha iyo himilooyinka istiraatiijiga ah ee Addis Ababa. Maqaalka ENA ayaa si gaar ah…