Topic
Warkasta is tracking lacago across 1 report from 1 source. Recent coverage touches laga and mucaaradka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Yuusuf Gama’adiid oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay lacago horleh oo laga jaray qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, una badan kuwa mucaaradka, kaddib markii ay ka maqnaadeen fadhiyada Golaha. Xildhibaan Gama’adiid oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay dood weyn ka qabaan qaabka loo…