Topic
Warkasta is tracking mucaaradka across 6 reports from 5 sources. Recent coverage touches dowladda, 2012, and afgartay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay diyaar u tahay inay mucaaradka la fariisato miiska wada-hadalka, si xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed ee la xiriira doorashada federaalka iyo arrimaha dastuurka, balse waxay si cad uga soo horjeeddaa waxa ay ugu yeertay “isku dhacyo hubeysan iyo qalalaase.” Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim M

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo sannadka soo socda iyo arrimaha dastuurka, ayuu sheegay Wasiirka Warfaafinta Cabdifataax Qaasim. Wasiirka oo wareysi siiyay mid ka mid ah warbaahinta Carabta ayaa sheegay […]