Topic
Warkasta is tracking liibiya across 1 report from 1 source. Recent coverage touches wada and xamza, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Wasaaradda Warshadaha iyo Macdanta Dowladda Liibiya, Mudane Mustafe Cali Al-Samu iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka u yimid xoojinta iskaashiga dhinacyada warshadaha iyo wax-soo-saarka labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha lagu horumarin karo iskaashi