Topic
Warkasta is tracking lix across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diyaar and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay qorshe loogu diyaar-garoobayo cudurka Ebola, waxaana la dhisay guddi ka kooban lix wasaaradood, xilli dowladda ay sidoo kale ka hadashay doorashooyinka qof iyo cod iyo horumarka ku biirista Soomaaliya ee ururrada caalamiga ah. Kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre…