Topic
Warkasta is tracking maaliyadda across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches norway, security, and shaacisay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaas oo muddo dheer door muhiim ah ku lahaa maaliyadda kooxda. Qoraal ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in ciidankeeda oo kaashanaya…

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles, Siv Cathrine Moe, iyo xubno sare oo ka socday safaaradda. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Norway, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dhaqaalaha dalka iyo dardargelinta dib-u-habaynta m