Topic
Warkasta is tracking maryan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guurka and qisada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Marxuumad Maryan Maxamed Cabdi, oo ahayd gabar da’yar oo rajo weyn ka qabtay nolosha, isla markaana ku jirtay diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee arooskeeda. Maryan, oo ahayd gabar ay waalidkeed si weyn ugu tiirsanaayeen ayaa xalay si nabad ah ugu hoyatay gurigeeda, balse saq-dhexe…