Topic
Warkasta is tracking members across 1 report from 1 source. Recent coverage touches oil and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
ABU DHABI – Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa cambaareeyay weerarka sababay dhimashada iyo dhaawaca xubnaha shaqaalaha ee markabka saliidda ee la afduubtay MT Honour 25 xeebta Soomaaliya intii lagu jiray howlgalkii lagu doonayay in markabka la soo badbaadiyo. Bayaan ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa xaqiijisay in falalkan dembiyeed ay khatar ku yihiin badda…