Topic
Warkasta is tracking minnesota across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches deportation, mareykanka, and somalis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
In ka badan 500 oo Soomaali ah oo ku sugan Minnesota ayaa lagu amray in la dib u dejiyo sanadkan iyadoo maamulka Trump uu dedejinayo dhageysiga magangelyada iyo in uu xaddido waddooyinka ilaalinta sharciga.

Minneapolis (Caasimada Online) — Tirada Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee lagu amray in laga masaafuriyo Mareykanka ayaa si weyn kor ugu kacday sanadkan, iyadoo in ka badan 500 oo qof ay heleen amarro masaafurin, taas oo ku dhow toban jibbaar tiradii sanadkii 2025. Wargeyska Minnesota Star Tribune, oo falanqeeyay xogta dowladda federaalka, ayaa sheegay…