Topic
Warkasta is tracking minnesotans across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and trump, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
WASHINGTON – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Khamiista sii waday weeraradiisa muddada dheer ee ku aaddan Soomaalida isagoo ku boorinaya dadka Minnesota inay “la dagaallamaan” bulshada Soomaaliyeed ee gobolka. “Gobolka weyn ee Minnesota ayaa waxaa qabsanaya muhaajiriinta Soomaaliyeed,” Trump ayaa ku qoray Truth Social. “Dadka Minnesota waa inay la dagaallamaan.” Wuxuu intaas ku daray:…