Topic
Warkasta is tracking trump across 15 reports from 8 sources. Recent coverage touches politics, soomaalida, and minnesota, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 25 (Jowhar)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si kulul u weeraray madaxweynihii hore Barack Obama, isaga oo ka jawaabaya dhaleeceyn loo jeediyay. Trump ayaa sheegay in Obama uu malaayiin doollar siiyay Iran intii uu xilka hayay, isla markaana uu waddada u furay in dalkaasi helo hubka nukliyeerka. Obama waxa uu ahaa madaxweyne aan karti…
By Mr. Abdisalan Ali Farah (Biligsey) Sida bulsho dhistay ganacsiyo, gashay adeegga dadweynaha iyo heshay wakiil siyaasadeed ay u noqotay bartilmaameed dooda sii kordheysa ee Ameerika ee ku saabsan socdaalka iyo aqoonsiga. Madaxweynaha Donald Trump wuxuu hogaaminayaa mid ka mid ah dalalka ugu awoodda badan adduunka, isagoo amraya ciidamada qalabka sida iyo isagoo saameyn weyn ku leh arrimaha gudaha iyo...
Wargeyska Wall Street Journal ayaa baahiyay in maamulka Trump uu doonayo inuu ka noqdo muwaadinnimadeeda ugu dambeynna uu musaafuriyo.
Washington, Mareykanka — Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa difaacay Xildhibaan Ilhan Cumar, xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka, isaga oo maamulka Madaxweyne Donald Trump ku eedeeyay inuu awoodda dowladda u adeegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda. Qoraal uu Axaddii ku daabacay barta X, Obama ayaa sheegay in dowladda Mareykanka aysan…
Trump ayaa taageero buuxda u muujiyey Netanyahu, ka hor doorashada la qorsheeyey 27-ka Oktoobar. Trump ayaa taageeradiisa ku lammaaniyey digniin ah in haddii shacabka Israa’iil doortaan hoggaamiye kale, Maraykanku keligiis qaadi doono weerarrada milatari ee ka dhanka ah Iiraan, arrin uu sheegay inuusan jeclayn. Farriin uu u diray shacabka Israa’iil,…
Senator-ka Mareykanka Bernie Sanders ayaa madaxweynaha dalkaas Donald Trump ku eedeeyay inuu isku dayayo inuu cabsi geliyo dadka siyaasadda kaga soo horjeeda, warbaahinta iyo cid kasta oo aan ku raacsanayn aragtidiisa, isaga oo arrintaas ku tilmaamay mid halis ku ah dimuqraadiyadda Mareykanka.
Madaxweynaha Donald Trump ayaa Isniintii isku dayay inuu kor u qaado ololaha dib-u-doorashada Sen. Jon Husted isagoo weerar ku qaaday laba kooxood oo muhaajiriin Madow ah intii uu ku sugnaa shirweyne ka dhacay Ohio, halkaas oo urur xiriir la leh Jamhuuriga uu bilaabay inuu taageero musharax bulsheed oo ka soo horjeeda musharaxa Dimuqraadiga Sherrod Brown.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay inuusan wax lug ah ku lahayn baaritaankii ay ciidamada federaalka ku sameeyeen guriga xildhibaan Ilhaan Cumar ee magaalada Washington, isagoo isla markaana weerar afka ah ku qaaday xildhibaannada iyo dalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay “dal aan dal ahayn”. Trump oo la hadlay warbaahinta…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu door weyn ka qaatay xallinta siddeed dagaal, isla markaana uu ku dhow yahay inuu soo afjaro ama heshiis ka gaaro laba kale, isagoo dhaliilay in isaga iyo Mareykankuba aysan helin abaalmarinta Billadda Nabadda.
Masjidyada ku yaalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa bilaabay inay adkeeyaan ammaankooda, iyadoo ay sii kordhayaan walaaca iyo cabsi laga qabo weerarro lagu beegsado bulshada Soomaaliyeed, kadib hadallo kulul oo Madaxweyne Donald Trump uu ku weeraray Soomaalida ku nool gobolkaas. Walaaca ayaa xoogaystay kadib markii Trump uu Khamiistii bartiisa Truth…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhaliyay caro iyo cambaareyn xooggan kadib markii uu shacabka gobolka Minnesota ugu baaqay inay iska caabiyaan Soomaalida ku nool gobolkaas, isaga oo ku eedeeyay inay la wareegeen Minnesota, isla markaana ay mas’uul ka yihiin rabshadaha iyo falalka dembiyada ah ee halkaas ka dhaca. Hadalka Trump, oo…
Qayb ka mid ah hadallada ka soo horjeeda Soomaalida iyo Islaamka, Madaxweynaha Donald Trump wuxuu bulshada Soomaalida Maraykanka u sawiray khatar ku ah Minnesota Khamiista, saacado kadib markii uu magacaabay musharaxa Senate-ka Maraykanka ee Muslimka ah Abdul El-Sayed inuu yahay xag-jir.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Khamiista sii waday weeraradiisa muddada dheer ee ku aaddan Soomaalida isagoo ku boorinaya dadka Minnesota inay “la dagaallamaan” bulshada Soomaaliyeed ee gobolka. “Gobolka weyn ee Minnesota ayaa waxaa qabsanaya muhaajiriinta Soomaaliyeed,” Trump ayaa ku qoray Truth Social. “Dadka Minnesota waa inay la dagaallamaan.” Wuxuu intaas ku daray:…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sii xoojiyay hadalladiisa ka dhanka ah Soomaalida ku nool Mareykanka, isaga oo dadka gobolka Minnesota ugu baaqay inay “iska caabiyaan” bulshada Soomaaliyeed ee halkaas ku nool. Trump ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Truth Social ku sheegay in gobolka Minnesota ay la wareegayaan muhaajiriin Soomaaliyeed. “Dadka Minnesota…
Trump ayaa si adag u weeraray Soomaalida gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, isagoo dadyowga kale ugu baaqay in ay la dagaallamaan isla markaana haddii loo baahdo dowladda federaalku ay arrintaa gacan ku siinayso.