Topic
Warkasta is tracking misinformation across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cooperation and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Juun 10, 2026(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdulfataax Khasim Maxamed, ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, magaalada Muqdisho Arbacada si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga horumarinta warbaahinta, wacyigelinta bulshada, iyo dadaallada lagu wajahayo macluumaadka khaldan.