Topic
Warkasta is tracking muse across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guuleystay and kaambo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Cabdulqaadir Muse Osman “Naani Kaambo Production” Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Sawir-qaadaha Sports-ka Ugu Wanaagsan Sawir-qaade Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Muse Osman, kuna magac dheer Naani Kaambo Production, ayaa ku guuleystay abaalmarinta sawir-qaadaha ugu wanaagsan dhanka sports-ka, kadib tartan sawir-qaadis ah oo ay qabatay Safaaradda UK qeybta Soomaalida. Tartankan oo lagu