Topic
Warkasta is tracking norway across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maaliyadda and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles, Siv Cathrine Moe, iyo xubno sare oo ka socday safaaradda. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Norway, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dhaqaalaha dalka iyo dardargelinta dib-u-habaynta m